1. Al-Faatixa
1Ku Billaabasho Magaca Allaah, ee Naxariis guud,iyo mid gaar ahba Naxariista
2Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa iska leh Allaah, Rabbiga uunanka
3Naxariis guud, iyo mid gaar ahba Naxariista
4Boqorka Maalinta Abaal Marinta
5Adiga oo keliyaan ku caabudnaa, oo Adiga oo keliyaaan ku warsannaa kaalmo
6Nagu Sug Tubta Toosan
7Tubta kuwa aad u Nicmaysay2, aan aheyn kuwa galabsaday cadho(daada)3, iyo kuwa iyagu lunsan
isha: Abdullah Hasan Jacob
WEBREATH · 11:11
«If you are thankful, I will give you more» — Quran 14:7
Breath is one for all: everyone lives by it, whoever they are and whatever they believe. Every day at 11:11 local time people stop for sixty seconds, breathe, and thank GOD for the breath — each in their own words, each within themselves. In that minute we are One Breath.
WEBREATH — the Minute at 11:11, your own local time — we are One Breath