Islaamka
dib

104. Al-Humaza

1Hoog waxaa leh dure kasta, wax ceebeeya

2Kaasoo maal jamciya oo u heysta sahay ahaan (aanse ka bixin xaqa lagu leeyahay)

3Wuxuu moodaa in maalkiisu waarin

4Mayee! Waxaa hubaal lagu tuuri burburisada

5Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay burburisadu tahay

6Waa Naar Ilaahay oo la huriyey

7Oo kor ugu baxda quluubta dushooda

8Hubaal waxaa lagaga xidhi dusha korkooda

9Tiirar la taagay dhexdood

isha: Abdullah Hasan Jacob

WEBREATH · 11:11

«If you are thankful, I will give you more» — Quran 14:7

Breath is one for all: everyone lives by it, whoever they are and whatever they believe. Every day at 11:11 local time people stop for sixty seconds, breathe, and thank GOD for the breath — each in their own words, each within themselves. In that minute we are One Breath.

WEBREATH — the Minute at 11:11, your own local time — we are One Breath