101. Al-Qaarica
1Musiibada garaaceysa (qalbiyada)
2Maxay tahay Garaacdadu
3Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay Garaacdadu
4Maalinta ay dadku noqon sida baalallay kala firdhay
5Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay
6Ee ma kan isagu miisaankiisa (camallada wanaagsan) culeys yahay
7Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh
8Ma qofka se uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay
9Hoygiisu waa Haawiya
10Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay
11(Waa) Naar hureysa
isha: Abdullah Hasan Jacob
WEBREATH · 11:11
«If you are thankful, I will give you more» — Quran 14:7
Breath is one for all: everyone lives by it, whoever they are and whatever they believe. Every day at 11:11 local time people stop for sixty seconds, breathe, and thank GOD for the breath — each in their own words, each within themselves. In that minute we are One Breath.
WEBREATH — the Minute at 11:11, your own local time — we are One Breath